DHAGEYSO:-Mamulka soomaaliland oo ka hadley in ciidamo ka mid ahaa u goosteen dhanka puntland

0

Ka dib markii dhawaan masuuliyiin ka tirsan maamulka puntland ay warbaahinta ka shegeen in ciidamo ka soo goostay ay ku soo biireen dhankooda waxaa arintaa beeniyay saraakiisha ciidamada maamulka soomaaliland

Hoos ka dhageyso codka taliye ku xigeenka ciidanka booliska soomaaliland oo arintaas beeninaya