DHAGEYSO:-Khilaafka madaxda galmudug oo xal loo raadinayo

0

Khilaafka madaxda maamulka galmudug ayaa wali jooga meeshii ugu saraysay waxaana jira xildhibaano ka tirsan barlamanka galmudug iyo soomaaliya oo arintaas xal u raadinaya

Xildhibaan faysal gacamey oo kamid ah barlamanka galmudug ayaa sheegay in ay wadaan waan waan ay ku doonayaan in lagu xaliyo khilaafka madaxda galmudug xiligan ka dhex jira taasi oo sababta in madaxweynaha galmudug iyo ku xigeenkiisu ay kala dagaan cadaado iyo dhuusamareeb