DHAGEYSO:- Aqoonyahan Falanqeeyay Kacdoonka Shacabka Sool iyo Dulaanka Somaliland

0

Asad Hassan suudi Oo kumagac Dheer (Asadnaa Suudi) degana Gedana Columbus, Ohio USA ahna Falanqeeyo siyaasada somalia isla markaana ah Xiriiriyaha Madasha 60 oo caawa Waraysi siyaay Allgalgaduud ayaa ka hadlay Xaaladda Gobalka Sool iyo Xoreynta degaanaddas.

Asad ayaa ka hadlay Dadaalka Dowladda Puntland ugu jirto in Guud ahaan gobalka Sool ay kasaarto Maamulka Somaliland ,isla markaana ay dib usoo celiso xoriyadii shacabka Gobalka ay hasteen.

Qaabka loola dhaqmayo kadib xoreynta Gobalka sool Siyaasiyinta kujira Maamulka Somaliland ee kaso jeeda gobalka Sool ayuu sido kale Daljir uga waramay.