DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe”Waxa Ina Qasaya Waa Reer Garoowe joojiya colaada sool”

0

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal cali waraabe ayaa wali ka sii hadlaya arinta baryahan danbe ka taagan gobolka sool gaar ahaan magaalada tukaraq.

Faysal cali waraabe aya sheegay in arinta xiligan ka jirta sool ay tahay mid ay dabada ka riixayaan shacabka garoowe uu ku sheegay dad dhibka iyo dagaalka jecel waa sida uu hadalka dhigay