DHAGEYSO:- Nabadoon kasoo jeeda Caabduwaaq oo ka cabanay dulmi lagu hayo dadkiisa iyo baaq Madaxweyne Farmaajo

0

Qaar kamid ah Nabadoonada iyo waxgaradka Magaaladda Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud oo kulan ku yeeshay magaaladdas ayaa shegay in degmadda Cabudwaaq Xaqeedi la duudsiyaay ,iyado an a fulin mashaaricda hormarineed ee degaanadda Galmudug laga fuliyo.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO