DHAGEYSO:-Mudaharaadyo Lagu Taageerayey Ciidanka Puntland oo Ka Dhacay Sool, Bari iyo Sanaag

0

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, degmada Boocame ee gobolka Sool iyo 15 tuulo oo hoosyimaada iyo deegamo hoosyimaada degmada Xudur iyo deegaamo katirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ka dhacay dibad baxyo xoogan oo lagu taageerayo ciidanka Puntland loogana soo horjeedo Soomaaliland.