DHAGEYSO:-Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo buuhoodle kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah somaliland

0

Madaxwayne ku xigeenka Puntland C.xakiin Camey iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

Soo dhowaynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay Waxgarad, Isimo, Saraakiisha Ciidamada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Waxaana Khudbad uu ka jeediyey Halkaasi uu kaga hadlay dhibaatada lagu hayo shacabka magaalada Laascaanod.

Hoos ka dhageyso codka