DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay khilaafka taagan iyo in ay jiraan wada hadal socda

0

Khilaafkii siyaasadeed ee ka dhextaagan madaxda maamul goboleedka Galmudug ayaa wali taagan yahay mana jira xal laga gaaray xiisada Siyaasadeed ee Ka kala shidan Magaalooyinka Caadado iyo Dhuusamareeb ee Gal-gaduud.

Guddomiyaha Baarlamanka Gal-mudug Cali Gacal Casar ayaa sheegay in ay Qorsheenayaan Dowlada Dhaxe Ee Soomaaliya in ay gar wadeen Ka Noqoto Khilaafka ka dhax aloolsan madaxda ugu sareysa maamulka Gal-mudug.

Hoos ka dhageyso codka