DHAGEYSO:-Cabsi laga qabo in saaka dagaal dhexmaro Somaliland & puntland

0

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno saaka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheeghaya in ciidanka Puntland ay sadex jiho ka degeen ciidanka Soomaaliland, waxaana xaaladda deegaankaasi ay marwalba noqonaysaa mid ku sii durkaysa dhiilo colaadeed.

Masuul katirsan Puntland oo ku sugan aagga hore ee goobaha dagaalka ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isagoona cadeeyey iyo ciidanka Puntland ay Soomaaliland ka fadhiyaan saddex jiho.