DHAGEYSO:- Isimadda Puntland oo ugu Baaqay Gaas in si deg deg U xoreeyo gobalka Sool

0

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afayeenka Isimada Puntland ayaa waxa uu Madaxda Puntland ugu saraysa ugu baaqay in ay gutaan Masuuliyada Dastuuriga ah ee ka saaran Soo celitan Gobolada Maqan ee Puntland.

Waxa uu sheegay inaysan waxaba soo kordhinaynin War Saxaafadeed la soo saaro maerkasta .

Garaadka ayaa waxa uu ka hadlay Baaqa Beesha Caalamka ay ak soo saareen Dagaalka Tukaraq , iyo hadalkii Muuse biixi ,Waxaana uu sheegay in aysan arintan dhex dhaxaad ka ahayn Beesha Caalamka .