DHAGEYSO:- Heshiis Gobalka Hiraan lagu dhex dhigay Labo Belood

0

Dhawaan Degmada mataban ee gobolka hiraan waxaa lagu heshisiiyay beello walaalo ah ooo halkaas dagaal ku dhexmaray hesiiskaas ayaan waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka socday labada maamul ee hirshabeelle iyo galmudug ..

Suldaan Cali Cabdi Dhoodi oo ka mid ah Salaadiinta gobolka galgaduud aada looga yaqaan ayaa ka mid ahaa dadkii nabaeyntaas ka qeyb qaatay kuna jiray gudi looo xilsaaay dhamaynta hawshaas..