DHAGEYSO:-Qiimo korodh ku yimid xoolaha suuqyada baardheere maxay tahay saabtu?

0

Sare u kac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Qiimaha hashii ayaa suuqyada waxaa lagu kala iibsanayaa qiimo dhan 35- Milyan oo Shilinka Soomaaliga ah halka markii hore qiimo intaas ka yar la kala siisan jiray.

Dhanka Ariga halkii Neef oo Orgay ah ayaa waxaa la kala siisanaa qiimo dhan 2- Milyan oo Shilinka Soomaaliga ah.