DHAGEYSO:-Culimadda gobolka Mudug oo Mahad Celin u Jeediyey Madaxweyne Gaas

0

Culimada gobolka Mudug ayaa madaxweynaha dawlada Puntlnad C/wali Maxamed Cali Gaas uga mahad celiyey dhul uu ku wareejiyey madaxweynaha.

Culimadda ayaa sheegay in dawlada Puntland uu yahay dhulkaan kii labaad oo ay uga wareejiso gobolka Mudug iyagoo Masjidkii ugu horeeyey looga dhisay Suuqa Weyn ee xaro Dayax ee magalada Gaalkacyo kana uu yahay dhulkii labaad oo dawlada Puntland ay Bixiso.
Munaasibadaasi ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif iyo qaar kamid ah Culimadda gobolka Mudug.
Shikh Mursal Shire Maxamed oo kamid ah Hawladeenada Masjidka Hudda ee magaalada Gaalkacyo ayaa ugu horayn uga mahad celiyey Madaxweynaha iyo Islaan Bashiir oo qayb wayn ka qaatay bixinta dhulkan.
Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inay Fuliyeen Wareegtadii madaxweynaha Puntland  Puntland