AKHRISO:- Puntland oo jawaab ka bixisay hadalkii Madaxweynaha Somaliland.

0

Maamulka Puntland ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadalkii shalay uu Magaalada Hargeysa ka sheegay Madaxweynaha Somaliland,kaasoo ahaa in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ay ka wadda hadleen dagaalka Tukaraq.

 

 

HOOS KA AKHRISO