DHAGEYSO:-Ciidamada Danab ee Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay qaybo ka mida ah deeganada Jubbaland

0

Ciidamada danab ee maamulka jubbaland ayaa howlgalo ka sameeyay deegano ka tirsan jubbaland ciidamada danab waa kuwo si gaar ah u tabaran.

Ciidamada ayaa howlgalo ka sameeyay deegano dhaca wuqooyiga magaalada kismaayo halkaas oo ay ka nabad diidka alshabaab ka sifeyeen ama ka saareen.