TOPNEWS:-Gudiga Difaaca Puntland oo War kasoo saaray Xaalada Tukaraq ee gobolka Sool

0

Guddiga difaaca Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe waxay sheegeen in Puntland ay ka go’antahay xoraynta gobolka Sool, isla markaana ay abaalmarin doontoTaliye ciidan iyo masuulkasta oo ka Soo goosta inta howlgalku socdo maamulka Somaliland.