DHEGEYSO:- Maamulka degmadda Gaalkacyo oo Oloole Nadafadeed bilaabay

0

Dawlada hoose ee degmadan Gaalkacyo ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay wadday qorshe ay biyaha uga saarayso suuqyada waa weyn ee magaaladan Gaalkacyo iyo sidoo kale olole lagu wacyigalinayo Bulshada inay ka shaqayso Nadaafada.

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasin Axmed Tumay ayaa ka hadlay olole qashin looga saarayo gaabaha dadku ganacsadaan iyo sidoo kale xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Duqa ayaa Bulshada ugu baaqay inay ka shaqeeyan arimaha nadaafada oo qofwalba uu isagu xil iska saaro.