DHAGEYSO:- Tariikhda Saxaabiga (Boqorkii Najaashi). Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi.

0

Fadliga Bishan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba akhristeyaasheeda u soo gudbin doontaa Haduu Alle Idmo Tariikhda Asxaabti Rasuulkeena Suubanaa Muxammad SCW iyo Halganki ay Diinta u galeen.

Waxaa muhiim ah in qof walba oo Islaam ah uu wax ka barto Taariikhda Asxaabti Rasuulkeeni Suubanaa Muxammad SCW, Taariikhda Asxaabta Rasuulkeeni Suubanaa SCW ayaa waxaa laga akhrinayaa Kitaabka magaciisa yahay (Suwar Min Xayaati Saxaabah) waxaana inoo akhrin doona Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi Cimrigiisa iyo Camalkiisaba Allaha Dheereeye.

HOOS KA DHAGEYSO