DHAGEYSO:-Taliyihii Hore ee NISA oo soo jeediyay talooyin ku saabsan Ammaanka Muqdisho

0

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa soo jeediyay in wax ka badal lagu sameeyo Ammaanka Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in Magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay dowladdii dhexe ay sameysay Kobac ballaaran,islamarkaana ay dhinacyo badan u fiday ayna adag tahay in Ammaankeeda laga suggo hal meel.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA