DHAGEYSO:-Soomaalida Minnesota oo Banaanbax uga jawaabay Telefishin ka baahiyey warbixin ay la yaabeen

0

Gobolka Minnesota ayaa lagu qabtay dibadbax ka dhan ah mid ka mid ah Telefishinka Fox 9, iyagoona iska fogeeyay warbixin ka baxday oo ay sheegeen inay Maskaxdii ka dambeysay ay tahay Xisbiga Jamhuuriga ee talada haya.

Warbixinta Telefishinka ayay ku tilmaameen in lagu buun buuniyay in Soomaalida Mareykanka ay lacago ku taageeraan waxa Mareykanka ugu yeeray Ururada Argagixisada.