DHAGEYSO:-Qaar kamid ha deegaanada Galmudug oo ay ka dilaaceen Cuduro

0

Qaar ka mid ah deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dilaacay cudurada ka dhasha biyaha sida Malaariyada, Shuban biyood iyo kuwa la midka ah.

Wasiirada Wasaarada Caafimaadka Galmudug Naciima Maxamed Maxamuud ayaa sheegtay in ay korortay tirada dadka ee cuduradaas ay soo ridanayaan.