DHAGEYSO:-Dowladda soomaliya oo beenisay war ay qoreen warbaahinta Kenya arinta muranka badda

0

Warbaahinta Kenya ayaa maalmo ka hor  kasoo xigatay wasiirka Arrimaha Dibedda ee waddankaas Monica Juma oo sheegay wadahadallo u socda Kenya iyo Soomaaliya oo ku saabsan kiiska muranka badda.

Hadalkeeda ayaa yimid, ayada oo kiis dacwadeed oo arrintan la xiriira uu haatan horyaallo maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA