Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamadda

0

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista hindise sharciyeedka xaqsiinta ciidamada dowlada Soomaaliya.

Sharcigaan waxaa golaha horgeyn doona Guddiga Difaaca Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Hindise sharciyeedka xaqsiinta ciidamada dowlada Soomaaliya oo guddiga uu wax ka badal uu ku sameeyay, ayaa kulanka xiga waxaa la marsiin doonaa akhrinta Seddexaad.