DHEGEYSO:-Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee puntland Oo Fariin U Diray Maamulada soomaaliland & puntland

0
Xubno ka socday Bulshada Rayidka Ah ee Puntland ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyey magaalada Garowe ee caasimada puntland
 
 Gudoomiyaha ururka Punsa ayaa Baaq u diray Maamulada Soomaaliland iyo Puntland xiisada Colaadeed ee kasoo cusboonatay magaalada Tukaraq ee gobolka Sool isagoo ku baaqay in cashar laga qaato ku dhawaaq 30 Sanno dagaaladii soo dhacayey xiligana la joojiyo dagaalkaasi.