DHEGEYSO:-Odayaashii iyo cuqaashii dhulbahante oo madaxweynaha soomaaliland ku amray Inuu ciidankiisa nabad kula baxo

0

Odoyaasha iyo waxgaradka mid ka mid ah beelaha dega gobolka sool gaar ahaan Laascaano waxay fariin culus u direen madaxweynaha maamulka soomaaliland .

Ka dib kulan ay yesheen odoyaasha beesha Jaamac Siyaad waxay si toos ah uga horyimadeen in ay qayb ka noqdaan dagaalka tukaraq iyagoo muuse biixi ugu baaqay in ciidankiisa uu si nabad galiyo ah ugala baxo tukaraq