DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Caabudwaaq oo galmudug ku eedeyey wax u qabasho la’aanta shacabka reer galmudug

0

Guddoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Cabud-waaq Ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Cali Nuurre Max’ed Ayaa Markii Ugu Horreysay Eedeyn Xoog Leh dusha Uga Tuuray Madaxda Sare Ee Maamulka Galmudug.

Guddoomiye Ku Xigeenka Ayaa Arrinkaa Waxa Uu U Sababeeyey Wax U Qabasho La’aan Ku Aadan Shacabka Ku dhibaateysan qaar Ka Mid Ah deeganada Gal-mudug Maadaama Ay Madaxda Maamulku Ay Masuul ka tahay Shacabkooda.