DHAGEYSO:- Laba Gabdhood oo xalay lagu Afduubay degmada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in xalay laba gabdhood afduub loogu geystay degmada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho.

Warkan ayaa Warbaahinta gudaha dalka waxaa u xaqiijiyay Cabdisalaan Maxamed Cumar oo ah Sarkaal ka tirsan ciidamada XDS derisna la ahaa mid kamid ah gabdhahaas la afduubtay.

HOOS KA DHAGEYSO