Gaas: “Muuse Biixi,Hargeysa ayuu ka yimid inuu Tukarraq nabad ugu noolaado dhici meyso”

0

Madaxweynaha Puntland Gaas Waxaa uu ka hadlay colaadda Gobolka Sool ee u dhaxeysa Maamulkiisa iyo maamulka Somaliland,waxaana uu sheegay in Puntland aysan aqbaleyn gardarrada.

“Muuse Bixii,waxaa uu ka yimid Hargeysa,waxaana uu doonayaa in uu nabad ugu noolaado Tukarraq,taas dhici meyso,shacabka Puntland,waxaan u sheegayaa in ay dhulkooda difaacdaan”,ayuu yiri Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.