DHEGEYSO:- Siyaasi Baaq Culus u diray Somaliland iyo Puntland

0

Siyaasi ismaacil Maxamed Jaamac Guddoomiyihii Hore ee Buhoodle oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Colaada kaso cusboonatay degaanka tukaraq ee gobalka sool oo ay isku horfadhiyaan Ciidamadda Puntland iyo Somaliland,

Siyaasigan ayaa labadda dhinac ugu baaqay inay joojiyaan dagaalka maadama lagu Guda jirro Bisha ramadaan ,isago sharaakisha Ciidanka ugu baaqay inay joojiyaan xabada.