SAWIRRO:- Wasiiro ka tirsan Puntland oo booqday goobihi Puntland & Somaliland ku dagaalameen

0

Deegaankii uu dagaalka ku dhexmaray Ciidamada Dawaldda Puntland iyo kuwa soomaliland ayaa waxaa Booqday Gudiga Taakulaynta iyo Amniga Ciidamada Dawadalada waxana waftigan hogaaminaayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje waxana ku weheliyay Wasiirka warfafinta iyo Masuuliyin kale

Wafdiga wasiirka ayaa u koorgalayay Xaaladaa degaanadda Lagu dagaalamay ,iyago booqday farumaha dagaalka.