TOPNEWS:-War murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

0

Shirkii Madaxda dowlad goboleedyada uga socday magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay, kaasoo laga soo saaray war.murtiyeed ka kooban dhowr qodob.