DHEGEYSO:- Wasiir hore Soocade oo si kulul uga hadlay dagaalka Tukaraq

0

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Maxamuud Xasan Soocadde oo waraysi siiyey Warbaahinta ayaa siweyn u bogaadiyey ciidamada Puntland oo shalay dagaal kula wareegey fariisimo ciidamada Somaliland joogeen oo ah aaga Tukaraq, Soocadde ayaa ku amaanay dawlada Puntland kaalinteeda iyo sida ay diyaarka ugu tahay difaaca dalka.

Waraysi Maxamuud Xasan Soocadde wasiir kii hore ee warfaafinta Puntland 16 May 2018