DHEGEYSO:- Wafdi Kasocda Dowladda Federaalka oo Cabudwaaq gaaray

0

Wakiilo ka socdey Wasaaradda Qoyrsheynta iyo Arimaha Gudaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ayaa
soo kormeeray goobihii sanadkii hore laga hirgaliyay layararka
Cadceeda ku shaqeeya ee Solarka.