DHEGEYSO:-Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo eedeeyn kulul loo jeediyay

0

Suldaan Xasan Baardheere oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed kana soo jeeda Degaanka Gobolka Gedo ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu Siyaasiyiinta ka soo horjeeda aragtidiisa uu ka soo masaafuriyo Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland.

Hoos ka dhageyso codka