DHEGEYSO:-Faysal Cali Waraabe Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyey Mas’uuliyadda Dagaalka Tukaraq

0

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in gadaal ay ka riixeyso dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Waraabe ayaa sheegay in xilligaan wax laga xumaado ay tahay in uu daato dhiig dadka wuxuu  sheegay in aanu jirin wax la yiraahdo Puntland, ayna jiraan oo kaliya Somaliland iyo Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.

Hoos ka dhageyso waraysiga faysal cali waraabe

Soomaaliyeed.