DHEGEYSO:-Dhismaha Wadadda isku xidha degmada hobyo & wisil oo la dhameystiray

0

Xilli muddooyinkii dambe mashaariic horumarineed ay ka socdeen deegaano ka tirsan gobolka mudug ee maamulka galmudug oo ay qayb ka ahaayeen wadooyinka isku xiraya hobyo ,wasil Iyo magaalada Gaalkacyo ayaa haatan Waxaa la Soo gabagabeeyay Wajiga Koobaad ee Dhismaha Wadooyinkaasi.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Wasil Ayaa waxa Ay Tilmaameen In Ay Soo Gaban-gabowday Dhismaha Wadada Isku Xirta Degmada Hobyo Iyo Deegaanka Wisil Ee Gobolka Mudug.

Afhayeenka Deegaanka Wisil Yoonis Abshir Daleel ayaa arintaas warbixin ka siiyay warbaahinta