DHEGEYSO:- Nabadoonada Gobalka Bari oo ka hadlay Coolada kajira gobalkaas

0

Nabadoonada Gobolka Bari ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii dhawaan ay kala saxiix deen Beelihii ay dirirtu ay ku dhexmartay Deegaanka Saaxdheer ee koonfurka Gobolka Sool.

Dhanka kale Nabadoonada ayaa waxa ay soo dhaweeyeen Socdaalka Nabadeed ee Beeldaaje Maxamed Beeldaje Ismacil Beeldaje Xaaji Abdulahi Uu Ku Marayey Deegaanka Xumbays iyo Qodax .ee Gobolka bari.