Dhagayso:-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in si daacad ah loogu gurmado shacabka baledweyne

0

Xildhibaano ka tirsan barlamanka soomaaliya ayaa ku baaqay in si daacad ah loogu gurmado dadka ay samaynta ku yeelatay fatahada wabiga shabelle .

Xildhibanada ayaa shir ku yeeshay magaalada muqdisho waxayna shacabka iyo madaxda dalka ugu baaqeen si cadaalad ah loogu gurmado daka ay samaynta ku yeelatay fatahada wabiga shabelle iyo jubba.