Dhagayso:-Madaxweynaha puntland oo sheegay nooca doorasho ee puntland ka dhici doonta 2019

0

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas oo markale wax laga waydiiyay xiliga ay Dhacayso doorashada Madaxtinimo ee Puntland 2019 iyo nooca Doorasho ee la Qorsheeyay ayaa waxa uu ku Jawaabay arintaas oo xiliga laga hadal hayo guud ahaan deeganada puntland