DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir oo Hadal ku Taageeray C/raxman Yariisow Gudomiyaha gobolka Banaadir.

0

Gudoomiyaha Maxkamadda gobalka Banaadir oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si faahfaahsan uga hadlay caqabadaha maxkamadda gobalku ay kala kulanto isqab-qabsiga la xiriira dhulalka.

Gudoomiyaha Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa daaha ka qaaday in uu ka shaqayn la,yahay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha Shacabka sida uu hadalka u dhigay.

 Wuxuu sidoo kale sheegay hadal dhawan kasoo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ee ahaa inuu ka shaqayn la,yahay xubno ka baxsan gobolka inay ka socon la,dahay shaqada gobolka islamarkaana garsoorka gobolka ay dhibaato ka haysato xildhibanada gobolaha shacabka Soomaaliya.
Hoos ka dhageyso codka