DHAGEYSO:-Daadad Ku Soo Rogmey Deegaanka Heemo ee Gobolka Mudug iyo Arday Biyo Qaaateen

0

Deegaanka Heema oo Qiyaastii 35KM u jira degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay labo dhalinyaro ah kadib markii meel ay dabalanayeen ay liqdi biyo xoogleh oo ku yimid awgood.

Macalin Bashiir Macalin Maxamed Faarax oo ka hadlayey Dhacdadasi sida ay u dhacday ayaa sheegay inay dhalinyaradan ku dabaalanayeen biyaha xiligii ay ku dhimanayeen ayna kusoo dhaceen biyo xoogleh oo ka yimid hawdka kore ee gobolka Mudug.