DHAGEYSO:-Shacabka Puntland oo siweyn u Taageeray Go’aanka Madaxweyne Gaas ee Imaaraadka Carabta.

0

Deegaamada Puntland iyo baraha bulshada ayaa waxaa siweyn looga taageeray qorshaha xukuumadda Puntland ay ku taageertay dowladda Imaaraadka Carabta islamarkaana ay ku sheegtay inay kusii kordhinayso xiriirka ay laleedahay Imaraadka Carabta.

Shacabka Kunool garoowe Ayaa Aad u hadal haya Inay Soodhaweynayaan Inaysan Puntland Xidhiidhka U jarin Dowlada Imaraadka Madama Xiligani imaraadku uu tageero ciidamada Puntland.

Dhamaan Baraha Bulshada Ayaa Looga Muujiyey Sida Ay uga Go’an tahay Shacabka Puntland Nay tageersan yahiin inay Puntland ka hor imaado siyaasada faderalka ee Imaraadka Lagu Xaydhiyey.