DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo kormeer ku tagay wadooyinkii lafuray ee bosaaso

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa maanta kormeer waxa uu kutagay  Wadooyinkii dhawaan ay baneeyeen Gudiga dib usoocelinta bilicda  Degmada Bosaaso iyo hantida dowladda.

Gaas ayaa Gudiga  iyo shacabka Bosaaso ku amaanay shaqada ay qabteen mudadii howshan la bilaabay