DHAGEYSO:-General maxamed siciid xirsi moorgan oo bixiyey waraysi xasaasi ah “Gaas iyo dowladda dhexe wada tashi fiican kama dhaxeeyo”

0

Musharaxa madaxweynaha Puntland ee doorashada dhacaysa sanadka 2019 General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlayey qorshihiisa musharaxnimo, xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraada, dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada isaga oo si gaar ah uga hadlay fikirka in muqdisho ayna soomaaliya oo dhan matali karin