DHAGEYSO:-Boqor Buurmadow Oo Ku Dhex Xanuusanaya Xabsiga iyo Xaruunta Xuquuqal Iinsanka Soomaaliland Oo Ka Dayrisay Xaladiisa Caafimaad

0

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa, ayaa la sheegay inay soo waajahday xaalad caafimaad darro.

udoomiyaha xarunta xuquuqal iinsaanka somaliland Guuleed Axmed Jaamac ayaa shaaciyey in boqor Buurmadow ku dhex xanuusanayo jeelka,

Halkan hoose ka dhageyso codka