Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay hubkii lagala baxay xerada gen golden

0

Isbuucii ugu danbeeyay waxaa jiray waraar kala duwan oo ku saabsan in hubkii imaaradku uu ka tagay lagu kala iibsanayo gudaha magaalada miqdisho

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi CAsiis Cali Ibraahim xildhibaan ayaa shegay in warkaas ay qoreen Warbaahinada uusan aheyn mid wax ka jira,isla markaana la eben abuuray.

Waxa uu sheegay in aan wa cadeyn ah loo heyn in hubkaas uu yahay midkii la sheegayay in lagala baxay Xarunta Dugsiga tababarka Gen,Golden oo ay Imaaraadka Ciidamo ka tirsan Dowladda wax ku tababari jireyn.