DHAGEYSO:-Xildhibaankii Damiintay Boqor Buur-madow oo ka hadlay Waxa Ka Qabsaday Maxkamada iyo Xukunkii

0

Xildhibaan Ibrahim Caraale Ruush, oo horay u damiintay boqorka isla markaana goobjoog u ahaa xukunka ayaa sheegay in Xukunka ku dhacay Boqor-buurmadow uu yahay wax aan ku fiicnayn dowladnimada iyo madax-bannaanida garsoorka Somaliland, isla markaana aan loo ogolaan boqorka inuu is difaaco.