DHAGEYSO:-Siyaasi eedeymo culus u jeediyay Madaxweyne Gaas

0

Axmed Salaad Aw Aadan oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeymo kulul dusha kaga tuuray Madaxaweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

Waxaana uu sheegay in safarka uu dhawaan ku tagay dalka Imaaraadka Carabta aanay wax dan ah ugu jirin Ummada Soomaaliyeed, balse arrimo dhaqaale oo isagu u gaar ah uu u tagay dalkaasi.

Eng. Axmed Salaad Aw Aadan oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xrariiqay in wax natiijo ah aysan ka soo bixi doonin safarkaasi Madaxweyne Gaas.