DHAGEYSO:-Shacabka Kunool Magaalada Garoowe oo Afka Furtay Arrimo Muhiim ahna Ka Hadlay.

0

ulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxa ay ka hadleen dhismaha dowladda hoose ay kawaddo afaafta hore ee suuqa Injida oo kamid ah suuqyada ugu waaweyn magaalada Garoowe laguna iibiyo hilibka khudaarta.

Haddaba ganacsatada iyo dadka ka ka adeegta suuqa Injida ayaa waxa ay soo dhoweeyeen shaqada ay dowladdu ka bilowday suuqaasi, waxaana ay sheegeen in ay dhibaato ku qabeen goobta shaqada laga bilaabay oo marar badan biyuhu fariisan jireen.