DHAGEYSO:-Halkee ayay wax u marayaan gudi dhawaan madaxweynaha puntland uu magacaabay

0

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya inuu magaalada ka socdo diyaar garaw xoogan oo loogu jiro sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda magaalada iyo hantida dowladda ee shacabku gacanta kuahayaan.

Gudigii arrimahaasi dhowaan uu u xil saaray arrimahaasi ayaa waxa ay waddaan qorshayaashii ugu dambeeyey ee lagu calaamadaynayo gurayaha iyo dhismayaasha kujira waddooyinka muhiimka ah ee magaalada si dhowaan loo burburiyo.